Newsletters
Get the best of SOMALI LIBRARY π π in your inbox.

SOMALI LIBRARY π π
ποΈ Maktabadan Somali books waa Tan ugu weyn online afsomaliga free 100/% waxaana ka helaysaa,buugaag somali ah Noocyo bada, including news, culture, and religion. Hada Waxaa Free Ula Degi Karta Labada Buug marka nagu soo biirto

Isbar-Substack
barashda adeegsiga substack gaar ahaan dadka ku cusub oo runtii casharo anfacaya ayaa halkan soo galinaaa

Dhegeyso-book π
ππ§Somalibooks waa madal online ah oo ugu weyn ee u heellan suugaanta Soomaalida, waxayna bixisaa ururinta ballaarinta buugaagta Soomaali dhegeysi iyo Pdf iyagoo. Waa il bilaash ah oo ay qorayaashu ku wadaagaan buugaagtooda iyagoo u hoggaansamaya xeerarka xuquuqda daabacaadda. Haddii qoraa codsado in buug laga saaro, si degdeg ah ayaan u tirtirnaa.Hadii aad Buug Hayso La Xidhiidh @Somalilibrary.substac.chat

Taariikhdii-sayidka π
Dhashay: 1856, Buuhoodle (Nugaal) π Aabbaha: Cabdulle Xasan (sheekh wadaad oo quraan ruuga) π Hooyada: Timiro Sade (reer: Ciidagalle) π Dharaarihii dhalinyarnimo: Qur'aan ku Xifdiyey 11-da jirka, bartay luuqada Carabiga, Fiqh, iyo Dariiqada Saliixiyyada
Substack is the home for great culture

