You agree to the terms of service below, and the Terms of Use for Substack, the technology provider.
Somalibooks waa madal online ah oo ugu weyn ee u heellan suugaanta Soomaalida, waxayna bixisaa ururin ballaaran oo buugaag Soomaali ah oo PDF ah. Waa il bilaash ah oo ay qorayaashu ku wadaagaan buugaagtooda iyagoo u hoggaansamaya xeerarka xuquuqda daabacaadda. Haddii qoraa codsado in buug laga saaro, si degdeg ah ayaan u tirtirnaa.
Thanks for reading! This post is public so feel free to share it.
π₯ Sidee Buugaagta Loo Heli Karaa?
Kaydka Somalibooks: Ka hel buugaag badan oo kala duwan kaydkeena.
Ilo Online ah: Baadhis Searching, buugaag PDF Soomaali ah oo laga heli karo internetka.
Bixinta Qorayaasha: 85% buugaagta waxaa si deeqsinimo ah u wadaaga qorayaal bilaash ah.
π« Maxaa Aan La Ogolayn?
Daabacaadda/Iibinta: Ma daabacno, ma iibinno, mana iibsanno buugaag.
Isticmaal Ganacsi: Iibinta buugaagta Somalibooks si ganacsi ah si adag ayey loo mamnuucay Goobtana lagama yaqaano.
π€ Sidee Buug Loo Saaraa? Wax fudud..
Haddii aad tahay qoraa oo aad rabto in buug lagaa saaro:
Nala Soo Xiriir: Si toos ah ula xidhiidh Teamka.
Si Sharaf uga Saareynaa: Waxaan ixtiraamnaa dhammaan codsiyada Qoraaga Nala Soo Xidhiidha Waana Tirtiraynaa waxaan ku wargalin doonaa shacabka in Buugaas qoruhu Codsatay.
Nala soo xidhiidh @Cabasho_bot.
Join Mohamed Yasinβs subscriber chat
Available in the Substack app and on web
πΎ Sidee Buugaagta Loo Soo Degsadaa?
Booqo Kanaalka:
Gal πVisit the Somali Books channel on Telegram: .
Raadi Buuggaaga: Adeegso qaybta raadinta π si aad u hesho buugga aad rabto.
Soo Degso: Guji link-ka la bixiyay si aad u soo dejiso PDF-ka.
π Xidhiidhada Muhiimka ah
β‘οΈ Kaydka Guud: TUSMO
β‘οΈ Buugaag Cod ah: Somali Audio
β‘οΈ Cabashooyinka: Message @Cabasho_Bot
π Qaybo Ka Mid ah
Ka baadh ururinta kala duwan ee buugaagta Soomaalida:
π Dhiirigelin: Link
β€οΈ Jaceyl: Link
π€ Luuqad: Link
π Sheekooyin: Link
π΅ Maanso: Link
π Diin: Link
π Luuqadda Carabiga: Link
π Ganacsi: Link
π Caafimaad: Link
π Buugaagta ugu sarreysa 20: Link
π Buugaagta Sanadka
Wuxii Su,aala Mohamed Yasin
join Mohamed Yasinβs subscriber chat
Available in the Substack app and on webπ WhatsApp Group: π Join WhatsApp Group
π Telegram Channel: π Join Telegram Channel
π Free AI Channel: π Join Free AI Channel
π¬ YouTube Channel: π YouTube - MrFaraton
π Facebook: π Soomaali Podcast
π§ AI-Chatbot Learning
π Ku biir halkan π€ Groupka Chatbot
π¬ AI Video Editing
π Ku biir halkan π₯ Groupka Video Editing
βοΈ AI Automation in General
π Ku biir halkan π Groupka Automation


